Shir ay ku yeesheen Hotel Menelig ee magaalada Jabuuti taarikhdu markey aheyd February 21st, 2009 Siyaasiyiin, aqoonyahano, culumaa'udiin, ganacsado iyo wax garad kala duwan oo dhammaantood ka soo wada jeeda beesha warsangeli Abgaal waxay si buuxda oo aan leex leex lahayn u taageereen kuna soo dhoweeyeen Dowladda midnimo Qaran ee uu madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif Sheekh Ahmed.
Sidoo kale waxay beeshu taageertay soona dhoweysey Xukuumadda uu dhowaan soo dhisey Ra'iisul Wasaare Cumar Abdirashiid Cali Sharma'arke oo Baarlamaanka KMGS siiyey kalsooni buuxda taariikhdu markey aheyd Februar 21st, 2009.
Taageeraddaan waxaa saxiixay xubnaha hoos ku tixan:-
1. Sheekh Cali Mohamoud ( Sh. Ali Wajiis)
2. Drs. Khadiija Ossoble
3. Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
4. Ismail Haji Abuker Omar
5. Ibraahim Sheekh Muhudin
6. Bashiir Raage Shiirar
8. Eng. Abdi Jinow Alasow
9. Eng. Abdulqadir Haji Ali Gab
10. Dr. Omar Abdulle Alasow
11. Iimaan Mohamed Ali
12. Mohamed Hussein ( seeriin)
13. Mohamed Abshir
iyo Qaar kale.
Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
Jowhar53@hotmail.com
Jabuuti.