SIYAASIINTA MAREYKANKA UGU CAAN-SAN OO XILLIGAAN AAD UGU MASHQUUL-SAN LA

By:  

         Mohamoud Ghedi Aw Hilowle Rochester, Minnesota  jowhar53@hotmail.com.
Ra'yi
 27-Oct-08 
 
Midigta Senator Norm Coleman oo ka socda Xisbiga Jamhuuriga ( Republican) lagana soo doorto gobalka Minnesota, dhexda Rudy Giuliani duqii hore ee magaalada New York,oo  sanadkaan 2008kiina isu soo sharaxey Madaxtinimada Aqalka cad  ee Mareykanka ( White House) balse ku haray wareeggii ugu horreeyey, oo gacan qaadaaye Mudane  Mohamed Hassan Nurow ( Abdulle) oo u sharaxan mustaqbalka hanashada madaxtinimada gobalka Banaadir, Md. Abdulle wuxuu fursad u helay in uu kula kaftamo Mudane Rudy Giuliani in farqi weyn udhexeeyo Duq magaalo ka noqoshada magaalada New York iyo caasimada Soomaliya ee Muqdisho.
 
Soomalidu waxay kalow ku fiican tahay wax barashada, gobalka Minnesota oo qura waxaa laga helaaya ilaa  labaatameeyo ( 20) aqoontoodu gaarsiisan tahay heer Dakhtirnimo  buuxda( Medical Doctors), sidoo kale Soomaalidu waxay ku fiican tahay  dhinaca ganacsiga , tusaala ahaan Magaalada Minneapolis,  Soomalidu waxay ku leedahay laba (2) Suuq oo waaweyn oo kala yiraahdo Kara-Meela iyo tuwani foorka ( twenty four) oo marka aad gasho dhexdooda labadaas Suuq, aad dib u xusuusa-hayso Bacad-layaashii waaweyney ee xamar sida kii Xamarweyne iyo Carwooyinkii Iidlayaasha ee Muqdisho, Soomaliya.
 
 
Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
Jowhar53@hotmail.com
Rochester, MN.

 
Welcome to Calayaale Page
Sign  kuqor wixii Ra'yigaaga ah
Name
E-mail address
Homepage URL
Comments
 

Read Akhriso

Webmaster@calayaale.com Tafatiraha wararka caalamka iyo  soomaliya Calayaale Media Center calayaal@yahoo.de kalasoo xiriir