|

Sharmaarke
&
Gumaadka
Reerkiisa
ku
wajahan
reer
Koonfur
By:
Dr Ali
Ahmed Hirabe
Email:
Hirabe_a@hotmail.com
|

   
   
Sh.Shariif C/Faroole
RiyaaleDaahir Godane
Deeyleeyda Socotee dumar
iyo ragoo idil Dambi
kuma hadlaayee marka
hore duceeynteey marka
xiga dardaaran dabarada
xirxiran iyo dhismo
Qaran jabkiisii iyo
damac lagu qasaar
dowladi ma argteen,
ninwalbowba calankii,dalka
kama naxeeynee
ee Duqa
dhahay ma maqasheen
horta anaa soo
dagaalamay daadkaana
idiinku dari dowlaan
idiin noqon, duqii lahaa
ila dila
amxaarooy
xagee maanta joogaa
aaway amxaaradi shalay
,ma-kasto iyo ninkii
moog duqaan deeyrti
tuuraa weli igu soo
duxaayee
ee
shariifow
shaamow ha ii dirin
shafka xabada ha iga
gelin dulmi xamar ku
siman iyo kuwa calama
yeeshoo Qaran aanan
rabinoo Somali midnim
iyo calankeeni bulugleey
hore u calaajiyaa jira
welise maad garan.
Soomaalida midi weey
duxeeysaa calakiina loo
taag (
Puntland
) midna waa Dabo ma leh
dadka waa dareeraan
doorasheey sugaayaan
Tigreegeey dugsanayaan (
Somaliland
) adna (
Shariif
) dhalaankaad ku
habeeysay diintaa dacar
kaaga daranoo ku
rideeyay beri hore,
nin-walbowba calankii
inta aan laheeyn calan
weli waxeey dugsanayaan
calakii baluugleey beri
hore laga tagay,
shariifna shirqoolkii
shabaabow shaleeydaa
shaxda aad wadaan iyo
shisheeyaha ku saacida
sheeydaan masáladii inta
kuwa dhismaayaan kuwana
dhiiga cabaayaan xagee
dhaanka loo rari,maxaa
leeygu dagayaa ana
dowladaan ahee garo.
Somalia waxaa ka dhisan
seddex dowldadoow oo
aanan wada socon,midi
waa tan
Somaliland
oo sheegatay in eey ka
go´day Somalidii xorta
aheeyd ee la dhihi jiray
jamhuurida somali tan
xigtaa waa mida
Puntland
oo xaqiiqdii u
dhaqmeeysa sidii dowlad
ka xor ah Somalida
inteeda kale, labadaa
waxeey leeyihiin calamo
u gooni oo aanan la mid
aheeyn calankii baluuga
ahaa ee xiddigta dhexda
ugu tiil,sida oo kale
waxeey leeyihiin dastuur
iyo nidaam dowladnimo
sida gole wasiir,gole
baarlamaan iyo
madaxweeyne halka
somalida inteeda kale ku
hoos noolyihiin calanka
madow ee Al-shabaab iyo
midkii baluuga ahaa oo
ka dulbabanaaya
madaxtooyada iyo laba
degmo oo eey dowlada
Sheekha xukunto,haddii
aad dib u fiirido shaxda
eey ku dhisan tahay
dowlada midnimada qaran
waxaa kuu soo baxeeyso
in qaacidada 4,5 eey
tahay mid inta badan dib
u dhigtay horumarka
siyaasada dhaqan iyo
dhaqaale ee dalka lahaa.
Puntland waxaa lagu
xasuuqayaa Somalida ka
soo jeeda koonfur sida
Digi iyo Mirif suáasha
jirtaa waxeey tahay
dadkaa ma waxaa loo
xasuuqayaa qabiil ahaan
mise in eey dalka dadka
iyo diinta reer Puntland
eeyan wax ku
laheeyn,haddii aad
dhageeysato
siyaasiyiinta Puntland
waxeey isku raaceen in
dadka la xasuuqaya eeyan
dalka,dadka iyo diinta
Puntland eeyan wax ku
laheeyn waxaa dhawaan
lagu soo rogay dhamaan
inta aanan ku abtirsan
reer Puntland in eey is
diiwaan geliyaan waxaan
is weey diiyay ma
ajnabibaa maxaa loo
diiwaan geli sow somali
maaha oo qofka somalia
xor uma aha meesha uu ku
noolaanayo mise waxaan
kala nahay dowlado beri
hore kala tagay oo
xuduud ayaan leenahay,
intaba waa riwaayada
sheekh shariif loo
dhigayo ee la leeyahay
madaxweeyne somali ayaad
tahay iyada oo la
ogyahay in uusan awood u
laheeyn in uu xukunkiisa
gaaro Puntland iyo
Somaliland. Waxaad
moodaa in dalka weli eey
u taliyaan haraagii
Maquuste sida aad
aragtaan w/arinaha
dibada
Jangelin
waxuu ahaa w/arimaha
dibada ee Maquuste
xiligii Ethiopia dalka
eey ku soo duushay sidee
ma caqlibaa siyaasada
socotaa sow maaha tii
Maquuste,Sheekh Shariif
waxaa hogaamiya haraagii
Maquuste waa dhab waa
xaqiiq maxaa sabbabay in
uu weheshado sheekh
shariif kuwii uu la
dagaalamaayay ee
Ethiopia dalka ku soo
hogaamiyay,Shekh Shariif
fadlan haddii aad garan
weeyday meesha loo socdo
iyo halka laga yihim
waxaa quman in aad iska
casisha jagada waayo
kama aadan hadal wax ka
socda Puntland iyo
Somaliland xasuuqa
shacabka u qaxay
Puntland in la gumaado
weliba lagu gumaado
magaca dowladnimo sharaf
xumo ayeey kuu tahay,R/Wasaaraha
dalka waxuu ka soo
jeedaa Puntland
reerkiisana waxeey
gumaadayaan shacab ka
soo baro kacay dagaalada
mucaaradka iyo dowlada
uu r/wasaaraha ka
yahay.sow lama dhihi
karo waa xaq in reer
koonfur eey ugaarsadaan
ruuxwalba oo ka yimid
Puntland maadaama xasuuq
iyo gumaad lagu wado
reer koonfurka,sow
dagaal sukeeye oo
foolxun kama
bilaabaneeyso dalka,reer
Bay & Bakool durba waa
eey bilaabeen in eey
ugaarsadaan reer
Puntland.Haddii dowlada
riwaayada ah lagu
qeeybsaday 4,5 xilkana
Cumar ku yimid qaabkaa
maxeey reerahiisa u
gumaadayaan shacabka uu
r/wasaaraha u yahay
damiirkaas xagee joogaa,
intaba waa riwaayad lagu
qalday sheikh shariif
xaqiiqdii waxaa mudan in
uu garto in shacabka
reer koonfur gumaada uu
ku sii socon doono inta
riwaayadaa dowlada
federaalka
jirto,Puntland iyo
Somaliland kuma ogola
waxeey dugsanayaan
Ethiopia somalinimo beri
hore ayeey ka tageen
waxeeyna u socdaan in
eey ka xoroobaan
Somalia.
Dr.Ali.A.Hirabe Hirabe_a@hotmail.com
Welcome to Calayaale
Page
Sign kuqor wixii Ra'yigaaga ah
Read
Akhriso
Xafiiska wararka
caalamka iyo
soomaliya Calayaale Media Center
calayaal@yahoo.de
Webmaster@calayaale.com
kalasoo xiriir.
 
|
_______________________________________________________
|