“HAMBALYO”







Hambalyo Aroos iyo Tahniyad 

Dhammaan dadka kala ah Cabdicasiis Yuusuf Jaamac ( Cabdigareed) iyo xaaskiisa Khadiijo Maxamed Cali, Muumino Yuusuf Jaamac iyo odeygeed Maxamed Aadan iyo caruurtooda, Qamar Yuusuf Jaamac iyo odeygeeda Cabdi Ciise iyo caruurtooda, Leylo Jaamac Jooje iyo caruurteeda, Cabdixakiim Jaamac Jooje iyo Xaaskiisa Sahra Yuusuf Maxamed iyo Gabadhooda Saabiriin Cabdixakiim Jaamac waxay hamabalyo iyo tahniyadba u dirayaan Caruuska Cali Maxamed Nuur iyo caruusada Shamso Yuusuf Jaamac oo uu arooskooda ka dhacay maanta oo Jimce ah magaalada Raasalkheymah ee dalkaasi Imaaraadka carabta.
Dhammaan dadkaasi waxa ay u rajeynayaan caruuska iyo caruusaddaba in ay noqdaan kuwii iskuwaara oo ubad kheyr qaba uu Allaah kal siiyo
– aaamiin.
By;- Cabdixakiim jaamac Jooje
Tahniyad Meher oo ka dhacday magaaladda madiina ee mugdisho.
Sabti 05Jun2010
Xuseen Nuur Xaaji Aadam (Nasiib)
Dr: Axmed Yuunis Sh. Ibraahim
C/wali Xasan Xuseen (Fadiilatuhu)
Ibraahim Ilyaas Sh. Ibraahim
Maama Shamsa Looyaan Ugaas
Maama Xaliima Xasan Jimcale
Eedo Canab Macallin Xuseen
Axmed C/kariim Maxamed (Binkeynaan)
C/caziiz Cusmaan Colow (ziizi)
Cali Maxamed Cumar (Cali kiimiko)
C/kariin Xuseen Macallin
Dr: Salmaan Cilmi Dhuxulow
Ayuub Ilyaas C/salaam
Maxamed C/llaahi Maxamed
C/qaadir C/lle Cali (ilkacase)
Maxamed Ibraahim Cabdi
Maxamed Xasan Cilmi (Xayaakallah)
iyo dhammaan reer Sh. Ibraahim yare iyo reer Xasan Jimcaale iyo reer ugaas faracade
waxey tahniyad farxadi ku dheehantahay ay u dirayaan
Dr: Ibraahim Yuunis Sh. Ibraahim iyo Raxma Sh. Saciid Sh. Ibraahim
oo iyagoo ku sugan dalka sudan uu meherkoodu ka dhacay magaalada muqdisho gaar ahaan xafadda Madiina 04/06/2010 waxa ayna leeyihiin noqda kuwii arooskooda soo degdega islamarkaana kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano. Aamiin aamiin aamiin
Assalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu

Sucaado 
abti

